Inicio Top Música Bad Bunny Música Cristiana Taylor Swift Ed Sheeran Luis Fonsi Ozuna Daddy Yankee J Balvin Maluma DMCA

Letra de la Canción "Hino Da Somalilandia" de Hinos De Paises | BooMusica 2026

Varios-artistas

Hits Pop en Espanol

Varios-artistas

Baladas 90s

Varios-artistas

Women of Latin Music

Varios-artistas

2000s Pop Rock

Artist profile picture

Hino Da Somalilandia

Hinos De Paises

Samo ku waar,samo ku waar
Samo ku waar,samo ku waar
Samo ku waar,samo ku waar
Sarreeye calanka sudhan Bilay dhulkiisaa

Samo ku waariyoo Iyo bogaadin sugan
Hanbalyo suuban kugu salaannee

Saamo ku waar
Hanbalyo suuban kugu salaannee
Saamo ku waar
Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay

Qarannimada Soomaaliland
Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay: Qarannimada Soomaaliland
Xuskooda dhowrsan kugu salaannee

samo ku waar
Xuskooda dhowrsan kugu salaannee
samo ku waar
Guulside xanbaarsan

Soo noqoshadiisa
Guulside xanbaarsan
Soo noqoshadiisa
Kalsooniduu mutaystayee dastuurka

Dastuurka ku salaan kugu salaanay
Midnimo walaalnimo Goobanimo

Midnimo walaalnimo Goobanimo
Islaanimo kugu salaanee samow samidiyo

Islaanimo kugu salaanee samow samidiyo
Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland

Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland!
Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland!
Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland!

Inicio Top Música Bad Bunny Música Cristiana Taylor Swift Ed Sheeran Luis Fonsi Ozuna Daddy Yankee J Balvin Maluma DMCA