Inicio Top Música Bad Bunny Música Cristiana Taylor Swift Ed Sheeran Luis Fonsi Ozuna Daddy Yankee J Balvin Maluma DMCA

Letra de la Canción "Hino Da Somalia" de Hinos De Paises | BooMusica 2026

Varios-artistas

Musica para Jugar

Varios-artistas

Duermete Nino

Varios-artistas

Marvel Rock

Varios-artistas

Relaxar e Dormir

Artist profile picture

Hino Da Somalia

Hinos De Paises

Qolobaa calankeed
waa ceynoo
Innaga keenu waa
Cirkoo kale ee
Oon caadna lahayn
Ee caashaqaye

Qolobaa calankeed
waa ceynoo
Innaga keenu waa
Cirkoo kale ee
Oon caadna lahayn
Ee caashaqaye

Xidigyahay cadi
Waad noo ciidamisee
Xidigyahay cadi
Waad noo ciidamisee
Carradaa kaligaa
adow curadee
cadceeda sidee
lo caan noqo ee

Qolobaa calankeed
waa ceynoo
Innaga keenu waa
Cirkoo kale ee
Oon caadna lahayn
Ee caashaqaye

Cishadad dhalataad calooshayadii
Cishadad dhalataad calooshayadii
sidii culagii ciidad marisee
Alloow ha ku celin cawoy dhahayeey

Qolobaa calankeed
waa ceynoo
Innaga keenu waa
Cirkoo kale ee
Oon caadna lahayn
Ee caashaqaye

Shantena cududood cadkii ka magqnaa
Shantena cududood cadkii ka magqnaa
adow celiyoyna caawimayee
waa calaf cimrigays-ku keen simayee

Qolobaa calankeed
waa ceynoo
Innaga keenu waa
Cirkoo kale ee
Oon caadna lahayn
Ee caashaqaye

Inicio Top Música Bad Bunny Música Cristiana Taylor Swift Ed Sheeran Luis Fonsi Ozuna Daddy Yankee J Balvin Maluma DMCA